Baahin Qandaraas: Dawlada hoose ee degmada Bandarbeyla

This listing has expired.
  • Bandarbayla
  • Applications have closed

Dawlada hoose ee degmada Bandarbayla

Xafiiska  waxsoo iibsiga


Baahin Qandaraas

Dawlada hoose ee degmada B/bayla oo taageero ka helaysa barnaamijka JPLG waxaa ay fulinaysaa hadii Alle idmo mashaariicda horumarinta degmada ee sanadka 2021 .sidaas darteed D/hoose ee B/bayla waxa ay ku casumeysaa dhamaan shirkadaha dhismaha Punland in ay ka soo qaybgalaan tartanka mashaariicda hoos ku qoran

 Adv /No Magaca Mashruuca Goobta
BB/PL/LDF/01/2021 Dhismaha MCH ka Qoton Qoton
BB/PL/LDF/02/2021 Fidinta dugsiga dhexe ee Bayla Bayla
BB/PL/LDF/03/2021 Dhismaha guriga bulshada Bixin Bixin
BB/PL/LDF/04/2021 Dhismaha guriga martida Bayla Bayla
BB/PL/LDF/05/2021 Dhismaha guriga bulshada Maygaag Maygaas

Shuruudaha Qandaraaska

  1. In uu bixiyo lacagta buuga qandaraaska $ 20 iyo cadayn receipt
  2. In uu diiwaan galin aan dhacsanayn ka haysto wasaarada hawlaha guud
  3. In uu ka diiwaan gashan degmada B/bayla
  4. Cv ga injineerka
  5. Cadayn in aan wax canshuur ah aaney ku lahayn wasaarada maaliyadu
  6. Shatiga wasaarada ganacsiga oo aan dhacsaneyn
  7. Shahaado guddiga qandaraaska Puntland (PNTB)
  8. Caddayn Mashaariicda uu horey ula soo fuliyey UN/NGO ama dawlada Puntland
  9. Profile ka shirkada
  10. In uu soo buuxiyo qiimayta buuga qandaraaska
  11. In uu saxiixo oo timbareeyo buuga qandaraaska

Buuga Qandaraaska waxaa laga heli karaa xarunta dawlada hoose ee Bayla laga bilaabo 8:00 AM 03/10/2021 marka uu ku soo baxo xayeysiinta wargeyska waxaana la soo xerayn karaa ka hor 3:00:PM 16/10/2021 waxaa qandaraaska lagu furayaa xarunta dawlada hoose ee Bayla 17/102021 Hadii alle idmo.

Mohamed Isse Omar, District procurement officer

TELL:0907781350  Email: dawladahoose@gmail.com