Ogeysiis: Wasaaradda Caddaaladda, waxay raadineysaa musharraxiin matala bulshada oo ka qeyb gali doono aqoon isweydaarsiyo taxane ah oo lagu naqshadeyn doono Mashruuc cusub

This listing has expired.
  • Garowe
  • Applications have closed

Wasaaradda Caddaaladda, Dastuurka, Arimaha Diinta & Dhaqancelinta Puntland

GAROWE, Sebteembar 11, 2021: Wasaaradda Caddaaladda, Dastuurka,Arimaha Diinta & Dhaqancelinta ee DGP, waxa ay raadineysaa musharraxiin matala bulshada qeybaheeda kala duwan, kuwaas oo ka qeyb gali doono aqoon isweydaarsiyo taxane ah oo lagu naqshadeyn doono Mashruuc cusub, si loo horumariyo nidaamka adeegga caddaaladda Soomaaliya. Haddaba, si aad u hesho faah-faahinta una codsato guji link-gan hoose.

https://forms.gle/FDYqWjs1wAdmhTij9

We are looking for candidates who represents the spectrum of the community to participate in series of workshops that will support the design of new project to improve the justice system and services in Somalia.

Please click on the link below for registration

https://forms.gle/FDYqWjs1wAdmhTij9