War murtiyeed ka soo baxay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho

War murtiyeedka ka soo baxay Golaha Wadatashiga Qaran ayaa la isku raacay in la qabto doorashada dowladaha hoose June 2025.

Sidoo kale doorashada Baarlamaanka iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada ayaa lagu heshiiyay in la qabto September 2025.

War murtiyeedka ayaa waxaa saxiixiisa ka maqan Madaxweynaha Jubbland Axmed Madoobe oo shirka qeybtiisa hore ka mid ahaa, balse markii dambe isaga baxay.

War-murtiyeedka ayaa sidoo kale lagu sheegay in goluhu isku raacay in gudida doorashooyinka lyo Xuduudaha uu soo diyaariyo jadwal faahfaahsan oo ku saabsan habsami u socodka geedi socodka doorashada.

Halkaan ka akhriso War-murtiyeedka

PUNTLAND POST