
Xukmane Shabaab Cabdirahman Awal Maxamed (Siigayste) oo kamid ahaa saddex maxbuus oo ka baxsaday xabsiga Caska ee magaalada Gaalkacyo ayaa maanta dib gacanta loogu dhigay sida uu shaaciyay Taliska Booliska Puntland.
Taliska Qaybta Booliska Mudug Gobolka Mudug oo kaashanaya Laamaha kala duwan ee amnniga ayaa ku guulaystay in ay gacanta kusoo dhigaan Xukmane Shabaab Cabdirahman Awal Maxamed (Siigayste) kaa soo kamid ahaa 3 maxbuus oo baxsad ahayd horayna haldoor badan ugu dilay Gaalkacyo.
Taliye Ku xigeenka Qeybta Booliska Gobolka Mudug Gaashaanle Dhexe, Cabdi Siciid Xuseen Jamac (Koomaad) ayaana ku wareejiyay Xabsiga weyn ee Magalada Galkacyo.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.