
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland Mudane Abdi Farah Juxa ayaa muddeeyey kalfadhiga Goleyaasha Deegaanka Degmooyinka Caluula, Gumbax, Baargaal, Bareeda, Bandarbayla, Gaalkacyo iyo Eyl oo ka kala tirsan Gobolada Raas-casayr, Mudug, Nugaal iyo Karkaar.
1. Furitaanka kalfadhiga Golaha Deegaanka Degmada Eyl waxaa loo Muddeeyey 20 Agoosto 2024.
2. Furitaanka kalfadhiga Golaha Deegaanka Degmada Bandar-bayla waxaa loo Muddeeyey 20 Agoosto 2024.
3. Furitaanka kalfadhiga Golaha Deegaanka Degmada Baargaal waxaa loo Muddeeyey 20 September 2024.
4. Furtitaanka kalfadhiga Golaha Deegaanka Degmada Gumbax waxaa loo Muddeeyey 25 September 2024.
5. Furitaanka Kalfadhiga Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo waxaa loo Muddeeyey 25 September 2024.
6. Furitaanka kalfadhiga Golaha Deegaanka Degmada Bareeda Waxaa loo Muddeeyey 30 September 2024.
7. furitaanka kalfadhiga Golaha Deegaanka Degmada Caluula waxaa loo Muddeeyey 5 October 2024.

PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.