Liiska xildhibaanada golayaasha deegaanka degmooyinka Garowe, Dangorayo iyo Godobjiraan

Guddiga Doorashooyinka Puntland ee PEC ayaa caawa shaaciyay liiska xildhibaanada ku soo baxay golayaasha deegaanka saddexda degmo ee Garowe, Dangorayo iyo Godobjiraan, kuwaas oo doorashoodu dhacday 23 July 2024.

PINTLAND POST