
Dowladda Spain ayaa ku dhawaaqday inay si rasmi ah u aqoonsatay dowladnimada Falastiin.
Ra’iisul Wasaaraha dalka Spain Pedro Sanchez oo maanta shir jaraa’id qabtay ayaa ku dhawaaqay go’aankan oo la sugayey.
Dalalka Ireland iyo Norway ayaa iyagana la filayaa inay ku dhawaqaan aqoonsiga dowladda Falastiin, iyadoo dalal kale oo badana laga sugayo go’aan lamid ah kan ay qaateen dalalka Yurub.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.