
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland ayaa go’aano ka soo saartay xaaladda ardayda ka cabanaysay in laga joojiyey gelitaanka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad.
Wasaaradda ayaa go’aamisay in ardaydaasi aysan ka qaybgalin imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad sannad dugsiyeedka 2023 – 2024, iyo in ay dhamaystirtaan waxbarashada sanad dugsiyeedka 2024-2025 iyo qodobo kale.
Hoos ka akhriso go’aanka Wasaaradda Waxbarashada Puntland.

PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.