Wehiga Shabeelle ayaa xalay ki fatahay nagaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, iyadoo dadkii deganaa ay ka barakaceen.
Dadweynihii degganaa xaafadaha fatahaaddu saameysay ayaa halkaa isaga barakacay iyagoo aaday dhulka sare ee ka durugsan aagga webigu ku fatahay.
Dhowr jeer oo hore ayuu webigu sidaan oo kale ugu fatahay magaalada Beledweyne, waxaana mar walba dadka magaalada ay wajahaan xaalad liidata oo dhanka nolosha, caafimaadka iyo hoygaba ah.




PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.