Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa galabta furay Horyaalka Kubada Cagta Puntland.
Tartanka oo ay ka qayb gelayaan 10 kooxood oo ah kuwa heerka 1-aad ayaa lagu qabanayaa Garoomada Kubada Cagta ee Mirre Awaare Garoowe iyo Cawaale Gaalkacyo oo midkiiba ay ku dheelayaan 5 kooxood.







PUNYLAND POST
You must be logged in to post a comment.