Guddiga difaaca Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Wasaaradda Gaashaanshiga DFS u diray warqad u yeeris, si ay uga jawaabto sababta dowladda Mareykanka ay u joojisay taageeradii ay siinayeen ciidamada ay tababareen.
Kulan daah-furan ayaa looga yeeray wasiirka Gaashaandhiga si arrimaha musuqa saadka ciidanka wax looga waydiiyo.


You must be logged in to post a comment.