
Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka, Blinken markii uu ka tagay Turkiga , wuxuu sheegay ; “Waxaan u baahanahay inaan dhisno dawlad Falastiini ah oo madax bannaan.”
Turkiye kaddib, Blinken wuxuu booqan doonaa Giriiga, kaddibna wuxuu u duuli doonaa Jordan, oo uu ku xijinayo Qatar, Imaaraadka, Sacuudiga, Masar,Israa’iil iyo ugu dambeyntii Daanta Galbeed.
Blinken wuxuu u marayaa waddamada gobolka si uu ugala hadlo in Maraykanku cadaadis saarayo Israa’iil si loo ilaaliyo nolosha dadka rayidka ah ee Qasa iyo Daanta Galbeed.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.