
Iska hor-imaad ciidan ayaa mar kale saaka dib uga bilowday jiidda Buq-dharkayn ee galbeedka gobolka Sool.
Dhawaqa rasaas xooggan ayaa laga maqlayaa jiidda waxaana wararku sheegayaan in ciidamada Somaliland ay weerar ku soo qaadeen degaanka Buq-dharkayn.
Ciidamada SSC oo gacanta ku haya Amniga Buq-dharkayn ayaa nawaaxigeeda ayaa jawaab ka bixiyay weerarka welina waxa socda iska hor-imaadka labada dhinac.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.