Gudoomiyaha Golaha Wakiillada dowladda Puntland ayaa Magacaabay 3 Xubnood oo Kamid Ah Xubnaha Gudiga Doorashada Puntland Ee (PEC)
Qoraal ka soo baxay guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayuu ku magacaabey saddex xubnood oo ka mid noqonaya guddiga doorashooyinka Puntland ee PEC.
Saddexda xubnood ee guddoomiyuhu magacaabey waxaa kamid ah Xildhibaan Fuaad Abshir Adeer oo kamid ah Golaha Wakiilada ee Puntland lagana soo doorto Burtinle iyo gobolka Mudug.

PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.