
Hogaanka Maamulka SSC-Khaatumo oo lagu Dhawaaqay Maanta Xubnaha Maamulkan ayaa ka kooban 45 ka ay ka soo kala xuleen Garaadada iyo Salaadiinta Beelaha gobollada SSC .
Xubnahan ayaa noqon doona Maamulaya arimaha masiiriga Guud gobollada SSC iyadoo shaqada ugu horeysa ee loo igmaday ay tahay in Somaliland laga Sifeeyo Goojacade .
Munaasibad ay goob joog ka ahaayeen golaga sare ee dhaqanka SSC-Khaatumo , Maayarka , Maayarka ku xigeenka , xoghayaha fulinta degmada , xildhibaanada golaha deegaanka iyo garyaqaanada sharciga ayaa waxaa lagu gudoonsiiyey ID ka aqoonsiga xubinada Hogaanka Maamula SSC-Khaatumo
Ugu danbayntii , Hogaanka Maamulka
SSC-Khaatumo ayaa maalmaha soo socda loo dhaarin doonaa masuuliyadan , sidoo kale ay qaban doonaan Shaqooyin kii loo igmadey.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.