Guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Jeyte oo xilka qaadis lagu sameeyay

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa xalay xilka qaadis ku sameeyay guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Jayte Cismaan.

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Guudlaawe ayaa xilka looga qaaday guddoomiye Jeyte.

Madaxweyne Guudlaawe ayaa guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan u magacaabay Cabdullaahi Axmed Macallin (Sufurow).

PUNTLAND POST