Ajandaha rasmiga ah ee Kal-fadhiga 52-aad ee Baarlamanka Puntland ayaa la soo bandhigay saaka oo Axad ah.
Ajandaha waxa ugu muhiimsan qodob la xiriira go’aan ka gaarista doorashada madaxtinimada Puntland ee 2023/2024.
Ka doodista xaaladda amniga Puntland gaar ahaanna amniga caasimadda Garoowe ayaa sidoo kale ku jirta ajandaha.
Ka doodista xaaladda gobolka Sool oo uu ka socdo dagaalka Laascaanood ayaa sidoo kale ku jirta ajandaha.

PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.