Xildhibaannada Baarlamanka Puntland ayaa sida qorshaysan Sabtida berri ah ka doodaya ajandaha Kal-fadhigooda 52-aad oo khamiistii furmay.
Xildhibaannada ayaa lagu wadaa in ay dood kadib ansixiyaan ajandaha oo ay ku jiraan qodoba xasaasi ah gaar ahaanna qodobka furista Dastuurka.
Wararka ayaa tilmaamaya in ajandaha berri la ansixinayo balse si rasmi ah loo shaacin doono maalinta Axadda ah ee saadanbe oo ku beegan 18-ka bisha.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.