
Guddoomiyaha Baarlamanka Somaliland mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa sida la xaqiijinayo lagu wadaa in uu Todobaadkan xilkaas isaga casilo.
Guddoomiye Cabdirisaaq ayaa la filayaa in uu qabto shir jaraa’id oo uu ku faahfaahinayo sababta keenay in uu iska casilo guddoomiyaha Baarlamanka Somaliland.
Mudane Cabdirisaaq Khaliif ayaa hore si adag uga horyimid duullaanka Muuse Biixi ku soo qaaday SSC-Khaatumo gaar ahaanna shacabka Laascaanood islamarkaana waxa uu la dareen noqday dadkiisa.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.