Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo ku sugan degaanka Ceel-haarre ee duleedka magaalada Qardho ayaa dhawaan ku wajahan caasimadda Garoowe.
Madaxweyne Deni ayaa sida la filayo ku hakan doona degmada Dangoroyo ee Gobolka Nugaal halkaas oo uu kula kulmayo bulshada degmadaas.
Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in uu todobaadka danbe si rasmi ah u furo Kal-fadhiga Baarlamanka Puntland oo qodoba xasaasi ah horyaallan.
PUNTLAND POST