Dowladda Ingiriiska ayaa soo magacowday danjire cusub oo u qaabilsan Soomaaliya, kaas oo beddelaya safiirkii hore Ms. Kate Foster
Boqortooyada Ingiriiska ayaa si rasmi ah u magacowday Mr. Michael Nithavrianakis in uu noqdo safiirka cusub ee u qaabilsan Soomaaliya.
Mr. Nithavrianakis oo ah dibloomaasi rugcaddaa ah ayaa hore uga soo shaqeeyay dalal ay kamid yihiin; Pakistan, Ghana, Sacuudiga Carabiya, Talyaaniga iyo Giriiga.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.