Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa maanta xilka qaadis ku sameeyay xeer ilaaliyihii guud ee Puntland Maxamuud Xasan Aw Cismaan
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland ayaa sidoo kale lagu magacaabay Xeer Ilaaliyaha cusub ee Puntland.
Xeer Ilaaliyaha cusub ayaa loo magacaabay Axmed Maxamed Yuusuf ( Taaran) sida ku cad Wareegtada.
Avv. Axmed Taaran ayaa hore Madaxweyne Deni ugu magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda sare waxaase Codka Kalsoonida u diiday Baarlamanka.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.