Cutubyo ka tirsan ciidamada Puntland oo ku sugan duleedka Garoowe ayaa ka horyimid diiwaan-gelinta doorashooyinka lagu murasan yahay ee Puntland.
Ciidamadan oo lagu magacaabo Danab islamarkaana uu hoggaamiyo Jeneraal Jimcaale Jaamac Takar ayaa digniin adag u jeediyay dowladda
Warqad ka soo baxday Ciidanka oo uu ku saxiixan yahay Jeneraal Jimcaale ayaa looga digay xukuumadda Puntland in ay sii waddo diiwaan-gelinta hubaysan ee doorashooyinka aan heshiiska lagu ahayn.
Halkaan ka akhriso warqadda
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.