
Ra’iisul wasaarayaal hore, guddoomiyayaal barlamaan oo hore, Wasiiro hore, siyaasiyiin iyo aqoonyahanno Soomaaliyeed, ayaa baaq adag ka soo saaray arrinta SSC.
Bayaan ay soo saareen ayay ku sheegeen in dowladda Soomaaliya looga baahan yahay inay mabda’ ahaan u difaacdo xorriyadaha iyo xuquuqaha muwaadiniinta aaminsan una taagan midnimada iyo qarannimada Soomaaliya.
Waxay soo jeediyeen in muhimad gaar la siiya sugidda matalaad dhab ah oo isu dheelli tiran kana tarjumaya mowqifyada kala duwan, si loo abuuro jawi kalsooni iyo is-aamin leh oo suuragalin kara wada-xaajood laga dhaxlo muwaafaqo iyo heshiis.
Halkaan ka akhriso bayaanka




PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.