![](https://i0.wp.com/puntlandpost.net/wp-content/uploads/2023/01/FB_IMG_1674364290972.jpg?resize=720%2C480&ssl=1)
Agaasimaha guud ee wasaaradda Caafimaadka Puntland Cabdirisaaq Xirsi Xasan ayaa sida la xaqiijiyay shaqa joojin lagu sameeyay.
Warqad ka soo baxday xafiiska wasiirka Caafimaadka Puntland Jaamac Faarax Xasan ayaa shaqada looga joojiyay Agaasimaha.
Xogaha ayaa sheegaya in dhanka Madaxtooyada Puntland ay ka timid shaqa joojinta Agaasimaha islamarkaana wasiirka lagu amray warqaddaas.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.