Madaxweyne Deni oo magacaabay guddi

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay guddi uu ugu magacdaray guddiga diyaarinta wada xaajoodka arrimaha federaaleynta dalka.

Guddigan oo ka kooban 22 xubnood ayaa isugu jira goleyaasha dowladda iyo khuburo.

Guddiga Goleyaasha Dowladda:

1. Md. Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan Guddoomiye
2. Md. Cabdi Faarax Siciid (Juxa) G. Xigeen
3. Md. Saadiq Abshir Garaad Xubin
4. Md. Axmed Jaamac Cabdulle Xubin
5. Md. Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad Xubin
6. Md. Carshe Maxamed Siciid Xubin
7. Md. Cabdullaahi Maxamed Xasan Xubin
8. Md. Ilyaas Cismaan Lugatoor Xubin
9. Md. Maxamed Cabdiwaab Axmed Xubin
10. Md. Cabdifitaax Maxamed Cabdinuur Xubin
11. Md. Xasan Yuusuf Nuur Xubin
12. Md. Maxamuud Cawad Cumar Xubin
13. Md. Maxamed Cabdirisaaq Aw Cilmi Xubin

Guddiga Khubarada:

1. Md. Axmed Cali Xaashi Guddoomiye
2. Md. Ismaciil Xaaji Warsame G.Xigeen
3. Marwo Saynab Ugaas Yaasiin Xubin
4. Md. Maxamed Maxamuud Ciis (Awoowe) Xubin
5. Md. Axmed Abshir Faarax Xubin
6. Md. Xasan Maxamuud Ciise (Binge) Xubin
7. Md. Cabdullaahi Siciid Ismaciil (Keyton) Xubin
8. Md. Maxamed Siciid Maxamed (Jabiye) Xubin
9. Md. Cabdiraxmaan Cabdullaahi Xasan (C/nuug) Xubin.

Puntland ayaa maalmo ka hor sheegtay in ay u dhaqmayso sida dowlad madax-bannaan inta laga dhammaystirayo Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya.

PUNTLAND POST