Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa guddi gaar ah u saaray dhibaatada ka taagan magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool.
Warqad ka so baxday Xafiiska Guddoomiyaha ayaa lagu magacaabay Guddigan oo ka kooban 10 xubnood si ay warbixin rasmi ah uga soo diyaariyaan Laascaanood.
Guddiga ayaa lagu amray in ay warbixin dhammaystiran ka soo diyaariyaan Xiisadda ka taagan Laascaanood ee lagu laayay shacabka magaalada islamarkaana lagu bara-kiciyay.
Halkaan ka akhriso Magacyada Guddiga


PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.