PUNSAA oo danbi dagaal ku tilmaantay waxa ka socda Laascaanood

Ururrada Bulshada Rayidka Puntland ee PUNSAA ayaa maanta war-saxaafadeed ka soo saaray shacabka lagu laynayo magaalada Laascaanood.

War-saxaafadeedka ka soo baxay PUNSAA ayaa danbi dagaal ku tilmaamay xasuuqa ay Somaliland ku waddo shacabka Laascaanood.

PUNSAA ayaa sidoo kale u tacsiyaysay dhammaan dadkii wax ku noqday dhibaatada ka taagan Laascaanood.

Halkan ka akhriso War-saxaafadeedka

PUNTLAND POST