![](https://i0.wp.com/puntlandpost.net/wp-content/uploads/2022/12/FB_IMG_1671787755660.jpg?resize=720%2C480&ssl=1)
Is af-garad hordhac ah ayaa laga gaaray dhacdooyin sababay dhimasho iyo dhaawac oo dhawaan laga soo weriyay Gaalkacyo.
Shir ka dhacay magaalada Gaalkacyo oo ay goob-joog ka ahaayeen mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa lagu shaaciyay is af-garad hor dhac oo laga gaaray arrintaas.
Odayaasha labadii dhinac ee dhibaatadu kala gaartay ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin nabadda islamarkaana duug kala qaatay.
Odayaasha Labada dhinac ayaa sidoo kale ku ballamay shir lagu dhammaystirayo dib u heshiisiinta labada beelood.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.