
Taliyaha ciidanka Daraawiishta Puntland Gen. Abshir London ayaa maanta booqday malayshiyaad ku sugan nawaaxiga degaanka Saax-maygaag.
Taliyaha ayaa sidoo kale dhowaan booqday malayshiyaad kale oo ku sugan duleedka degmada Boocame.
Malayshiyaadka labada dhinac ayaa Puntland qaramaysay islamarkaana loo aqoonsaday ciidamo dowladeed.
Labada malayshiyaad oo u abaabulan qaab beeleed ayuu horay dhexmaray dagaal ku salaysan muran dhuleed.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.