
Wasiirka Qorshaynta Puntland Maxamed Siciid Faroole ayaa magacaabay ku simaha Agaasimaha guud ee wasaaradda Qorshaynta.
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Qorshaynta Puntland ayaa lagu magacaabay ku simaha cusub ee Agaasimaha Qorshaynta Puntland.
Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Jaamac ayaa loo magacaabay ku simaha Agaasimaha guud ee Qorshaynta sida ku cad wareegtadan.
Agaasimihii guud ee Qorshaynta Sharma’arke Xasan Cali ayaa dhowaan shaqada laga joojiyay si baaritaan loogu sameeyo.

PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.