Madaxweynaha dowladda Puntland Sicid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay La-taliye u qaabilsan Arrimaha Shidaalka iyo Gaaska.
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Deni ayaa lagu magacaabay La-taliyaha Madaxweynaha ee dhinaca Arrimaha Shidaalka iyo Gaaska.
Xudeyfa Aadan Cukaash loo magacaabay La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Shidaalka iyo Gaaska sida ku cad wareegtadaas.
PUNTLAND POST