
Safarkii Madaxweynaha Soomaaliya ku tegi lahaa Boosaaso ayaa dib u dhac ku yimid sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo kala duwan.
Lama sheegin sababta dib u dhaca ku keentay safarkii Madaxweyne Xasan Sheekh ee magaalada Boosaaso oo maalmahan la sugayay.
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo isna ku sugan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa lagu wadaa in uu dib ugu laabto Garoowe.
Siciid Deni oo mudooyinkii danbe joogay magaalada Dubai ee dalka UAE ayaa shalay soo gaaray caasimadda Itoobiya.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.