
Qaramada Midoobay ayaa hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ku eedaysay jirdilka maxaabiista iyo kufsiga haweenka maxaabiista ah ee u xiran hay’addaas.
Warbixin ay Todobaadkan soo saartay Qaramada Midoobay ayaa eedaymahan culus loogu jeediyay hay’adda NISA oo uu hoggaamiyo Mahad Maxamed Salaad.
Dowladda Soomaaliya weli kama aysan hadlin eeddan ugu timid Hay’adda Qaramada Midoobay.

PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.