
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa todobaadka bilaabanaya qorshaynaya in uu safar ku tego magaalada Nairobi ee xarunta waddanka Kenya.
Xogo hoose ayaa sheegaya in safarka Madaxweyne Deni ee magaalada Nairobi aysan ku wehelin doonin cid ka tirsan dowladda Puntland.
Xogaha ayaa tilmaamaya in Siciid Deni uu sidoo kale u sii gudbi doono dalka Imaaraatiga Carbeed (UAE).
Mr. Deni ayaa inta badan safaradiisa dibadda ka ilaaliya in ay raacaan mas’uuliyiinta dowladda si aan loo helin xogta safarkiisa.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.