Madaxweyne Deni oo guddi magacaabay

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabullaahi Deni ayaa magacaabay guddiga la sheegay in ay ka shaqayn doonaan dardergelinta arrimaha doorashooyinka iyo fududaynta tasiilaadka looga baahan yahay dowladda.

Guddiga oo ka kooban 11 xubnood ayaa kala ah;

1. Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyadda – Guddoomiyeye.
2. Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDR – Xubin.
3. Wasiirka Maaliyadda – Xubin.
4. Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta – Xubin.
5. Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta – Xubin

6. Wasiirka Warfaafinta – Xubin
7. Wasiirka Haweenka – Xubin
8. Wasiirka Waxbarashadda – Xubin
9. Wasiirka Caafimaadka – Xubin
10. Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada – Xubin
11. Madaxtooyada – Xoghayn



PUNTLAND POST