Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu xilkii kaga qaaday Maareeyihi Hay’adda Taya-dhawrka Aadan Xasan Barre.
Madaxweyne Xasan ayaa Maareeyaha cusub ee hay’addaas u magacaabay Cali Yaasiin Gurbe oo ka mid ahaa shaqsiyaadkii ka soo qaybqaatay ololihiisii doorashada.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.