Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan oo ku maqnaa safar dibadda ah ayaa maanta ku wajahan caasimadda Garoowe.
Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa muddooyinkii danbe ku sugnaa waddanka Imaaraatiga Carbeed ee UAE halkaas oo uu hawla shakhsiyeed.
Soo dhowaynta Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland ayaa laga dareemaya magaada Garoowe waxaana saaka garoonka ku sugan mas’uuliyiin iyo dadweyne kala duwan.
PUNTLAND POST