Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa muddooyinkii danbe safar aan la shaacin ku jooga waddanka Imaaraatiga Carbeed.
Madaxweyne ku xigeenka oo dhowaan ka safray Garoowe ayaa sida wararku sheegayan ku sugan magalaada Dubai ee waddanka UAE.
Sidoo kale waxa dalka ka maqan Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ku sugan magaalada ÅRHUS ee dalka Denmark.
PUNTLAND POST