Taliyaha Booliiska Puntland oo magacaabid sameeyay

Taliyaha Booliiska Puntland S/guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa taliyaal cusub u magacaabay Saldhiga dhexe iyo Airporka magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar.

S/guuto Maxamed Cali Xaashi  ayaa Dhamme Cumar Warsame Xirsi ayaa u magacaabay taliyaha saldhiga dhexe ee degmada Qardho.

Taliyaha Booliiska ayaa sidoo kale X/LE Cabdishakuur Maxamed Ismaaciil u magacaabay taliyaha Airporka magaalada Qardho.

PUNTLAND POST