Weerar lagu qaaday hotel ku yaalla Muqdisho

Weerar qaraxyo ku billowday ayaa goordhaweyd lagu qaaday hotel Xayaat oo ku yaalla aagga KM4 ee magaaalada Muqdisho.

Koox hubaysan ayaa ka dagaalamaya gudaha hotelka, waxaana socota rasaas xoogan, iyadoo ciidamo ka tirsam dowladda ay soo gaareen goobta.

Faahfaahin goordhow halkan kala soco.