
Waxaa maanta magaalada Istanbul ee waddanka Turkiga ka furmay shirka dhamaystirka Deyn-Cafinta ee Soomaaliya iyo Hay’adaha dhaqaalaha caalamka oo ay hoggaan u tahay IMF.
Shirka ayaa muddada uu socdo lagu lafa-guridoonnaa dib-u-habeynta Maaliyadda, iyo shaqooyinka muhiim ka u ah Horumarinta dhaqaalaha dalka oo ay ka mid tahay kobcinta Dakhliga gudaha.
Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ayaa shirka ka sheegtay in ay ka go’an tahay ka guul-gaaridda Horumarinta maaliyadda dalka iyo arrimaha deyn-cafinta.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.