
Shir weyn lagu dhammaystirayo Nabadayntii Saax-maygaag iyo Senge-jebiye ayaa lagu wadaa in bilowga Todobaadka la qabto sida laga soo xigtay Isimada labada dhinac.
Weli lama sheegin halka lagu qabanayo Shirweynaha Nabadaynta oo daba socda Shirkii Isimadu ku qabteen degmada Boocame oo ka tirsan Gobolka Sool.
Isimada labada dhinac ayaa sida la sheegayo doonaya in la dhammaystiro Heshiiskii Nabadda ee laga gaaray colaadda Saax-maygaag iyo Senge-jebiye.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.