Shirka Khamiislaha ee Golaha Wasiirada Puntland oo lagu waday in uu qabsoomo Saaka ayaa gebi ahaanba baaqday sida ay wararku sheegayaan.
Lama sheegin sababta uu Shirka u baaqday balse waxa la go’aamiyay in uu qabsoomo maalinta Sabtida ah ee Todobaadka soo socda sida aan xogta ku helnay.
PUNTLAND POST