
Taliyaha Booliiska Puntland S/Guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa Taliyaal cusub u magacaabay qaar kamid ah degmooyinka Puntland.
- Taliyaha Saldhiga Galbeed ee Garoowe ayaa loo magacaabay Laba Xiddigle Axmed Cali Shire.
- Taliyaha Saldhiga bartamaha Garoowe ayaa loo magacaabay Dhamme Mahad Axmed Maxamuud.
- Taliyaha Saldhiga degmada Dhahar ee Gobolka Haylaan ayaa loo magacaabay Dhamme Cabsirashiid Muuse Biriir.
- Taliyaha Saldhiga degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal ayaa loo magacaabay Laba Xiddigle Cabdicasiis Faarax Axmed.
- Taliyaha Saldhiga degmada Carmo ee Gobolka Bari ayaa loo magacaabay Xiddigle Cabdiraxmaan Salaad Guul.
- Taliyaha Saldhiga degmada Qandala ee Gobolka Bari ayaa loo magacaabay Xiddigle Xabiib Maxamuud Shire.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.