
Xafiiska Hanti-dhawrka guud ee dowladda Puntland ayaa saaka looga yeeray xarunta Baarlamanka si loola xisaabtamo.
Xafiiska ayaa warbixin ku saabsan shaqadiisa u jeedin doona xildhibaannada Baarlamanka Puntland oo maalmahan danbe ku mashquulsan la-xisaabtanka xukuumadda.
Xildhibaannada ayaa sidoo kale xafiiska Hanti-dhawrka su’aalo ka weydiin doona shaqada uu u hayo shacabka Puntland.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.