Ajandaha Kal-fadhiga 50aad ee Baarlamanka Puntland oo la shaaciyay

Ajandaha Kal-fadhiga 50-aad ee Baarlamanka Puntland oo Khamiistii la ansixiyay ayaa la shaaciyay saaka oo Sabti ah.

Ajandaha ayaa ka kooban 17 qodob oo ay ku jiraan kuwa xasaasiya sida xaalufka degaanka iyo dhoofinta dhirta oo dhibaato daran ku haysa degaannada Puntland.

Arrinta la xiriirta heshiiyada dekedda Boosaaso iyo garoomada Puntland ayaa sidoo kale kamid ah Ajandaha Baarlamanka.

Halkaan ka akhriso Ajandaha

PUNTLAND POST