Maxkamadda derejada kowaad ee magaalada Qardho ayaa si rasmiya u muddaysay xilliga lagu dhawaaqayo xukunka shan maxbuus oo ku eedaysan dilkii marxuum Sharma’arke Warsame Nuux.
Garsoorayaasha maxkamadda ayaa go’aamiyay in 19-ka bishan June 2022 loo muddeeyo ku dhawaaqista xukunka shanta nin ee ku eedaysan dilka marxuumka.
Eedaysanayaasha oo marar kala duwan la hor-keenay maxkamadda ayaa dhammaantood qirsan in ay dileen maxbuuska dhintay sida ay caddaysay xeer ilaalinta.
PUNTLAND POST