
Nin hubaysan ayaa dilay ugu yaraan 19 carruur ah iyo laba qof oo waaweyn kadib markii uu shalay xoog ku galay dugsi hoose oo ku yaalla gobolka Texas.
Eedeysanaha oo 18-jir ah, oo sida muuqata ay Booliska dileen, ayaa sidoo kale toogtay Ayeeydiis kahor inta uusan carruurta dilin.
Sababta uu dilkan u geystay ilaa hadda ma cadda.
Weerarka ayaa lagu tilmaamay toogashadii ugu xumayd ee dalkaasi ka dhacda muddo ku dhow toban sano.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.