
Guddiga doorashooyinka dadban ee heer Federaal (FEIT) ayaa maanta go’aan rasmiya ka soo saaray degaan doorashada labaad dowlad goboleedka Jubaland.
Qoraal ka soo baxay guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa lagu go’aamiyay in doorashada 16-ka kursi ee Garbahaarrey loo wareejiyo degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.
Guddiga FEIT ayaa sheegay in magaalada Garbahaarrey aysan ka dhici karin wax doorasho ah islamarkaana ay ka jiraan caqabado dhinaca amniga ah .
Halkaan ka akhriso qoraalka

PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.